top of page

BUSHAARO BUSHAARO BUSHAARO
Dhamaan Umada Soomaliyeed Ee Sharaf ta Badan Waxa Loogu Bushaaraynayaa in loo Furay Dugsi Casri Ah Oo Lagu Baran Doono Diinta Islamka
Nur Al Quran Online waa Shabakad aad ka baran karto cilmiga diinta adiga oo jooga gurigaaga Ama xafiiskaga, DUGSIGA waxa wax ka Baran kara Rag , Dumar Iyo Caruurba . Machadkan Nur Al Quran Online waa machad ka howl gala guud ahaanba Caalamka oo dhan meel kasta oo ay joogaan ama ku nool yihiin Umada Soomaliyeed
Nur Al Quran Online wuxuu kuu diyaariyay wax barasho tayo leh iyo macalimiin aqoon u leh durustay bixinayaan iyo ku barbaarinta ubadka diinta islaamka Macalimiinta waxaa loo tababaray soo saarida qoys islaami ah waxaa wax lagugu barayaa qalab casri ah oo aan ka dhicin macalin ku horjooga
Hooyo Iyo Aabe
-Ka qayb qaado tartanka barashada qur,aanka kariimka ee ka dhaxeeya ardayda kunool dunida dacaladeeda
-Maalin kasta ogoow waxa caruurtaada loo dhigayo iyo heerka barashadiisa
-Ku dhex baro quraanka kariimka ah iyo culuumtiisa gurigaaga dhexdiisa
FADLAN IS DIIWAN GALI









bottom of page